Habiib Sharaabi (Xabiib) - Hasha geel - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Hasha geel

Hasha geel howdka saraay hunguryeysataa
waxi hoos uyaal hamigeeda masisee.
anigaa habaabee, anigaa hungoobee,

Lyrics by Maalmo.com

wax habaarana i heleee,
hoor hoorkaan heen u haystee

Hurda dheeraan hurdaayey,
hadaleen haf eree oo habaaska i qadey
hooga anaa usoo hishoodee
aan hebihayee
(kahariweysee way ku haysataa)

Hanti maal hanti maal
ninkii heloo xanaaneysan wayee
mahuree halaag horkaciisa magaree

Marna waad ku hodantaa
marnaa waa ku hogtayee
hagar walaleed ma habonee
haad hadkii hog ma iigu xoree
hagar walaleed ma habonee haad haadkii
hog ma iigo xooray

Hawa beenaan helaaye  
hanqal taag idilee wax ma ii harsaneee
hooga anaa usoo hishoodee
aan heebihayee
(kahari weysee way ku haysataa)
Qoraalkii carab258

Lyrics by : Carab258

Songs from similar artists