Habiib Sharaabi (Xabiib) - Jaajumow - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Jaajumow

Artist Habiib Sharaabi (Xabiib)
57,766 views

Juud kamaa juudaa jira 
jacaylka jiraa u jiidee 
ma joogine jahaydey wareertee 
jiija macaan jarabkey ka yeeree 
(2x)

Lyrics by Maalmo.com

[Dhextaal]
Waa jawaabaayee 
jaajumow a jaajumow 
jini abkiisa ila jira
(2x)

Majoogine waa kuu jarmoodey
jaraaxo maad ila rabtaa 
jinkaa la dheel, jiiraanka joogee 
joogsa anmaa ku jana dhigaayee

[Dhextaal]
Waa jawaabaayee 
jaajumow a jaajumow 
jini abkiisa ila jira
(2x)

Waa jawaabaayee
jaceylkii idilo

Waa jawaabaayee
Waa jawaabaayee
Waa jawaabaayee

Heesaha kale Habiib Sharaabi (Xabiib) Riix magcan

Leave a Reply