Habiib Sharaabi (Xabiib) - Maxaa keenay - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Maxaa keenay

Artist Habiib Sharaabi (Xabiib)
72,191 views

Maxaa keenay
Kaligee inaan noqdee
waa kadeed aduunyee
Kaci waayayee
Kululaa jacayl
Kaci waayayee
Yaakaa shahaa
Kurba aan arkee
Yaa kaa shahaa

Lyrics by Maalmo.com

Kun iiga roon
+++
Kashka iiga taale
Kulankeene lee
Kolba kiin arkaa
Ku weediiyaa
Yaan kaashahaa
kurba aan arkee
Yaa kaa shahaa

Kalankkeed maan
aan ka kaaftoonaan karaa
Wax kastoow la sheegee
***
**
Yaa kaa shahaa
Kurbo aan arkee
Yaa kaashahaa

Heesaha kale Habiib Sharaabi (Xabiib) Riix magcan

Leave a Reply