Habiib Sharaabi (Xabiib) - Salaama - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Salaama

Artist Habiib Sharaabi (Xabiib)
39,502 views

Asalaamu caleykum walaalaheyga Soomaalyeed

Lyrics by Maalmo.com


Soomaalaay dhamaanteed Soomaalaay
sanadadii dhibka la karay Soomaalaay
Salaamu caleykum Soomaalaay
Allaa waaxidee
salaamu caleykum
salaamu caleykum
wa caleykumu salaam
wa caleykumu salaam

 

[dhextaal]
Wardiyaay wadaadooy wardiyaay
waaniyaay umadeena waaniyaay
Wardiyaay wadaadooy wardiyaay
waaniyaay umadeena waaniyaay

 

Isweyneynta daayoo
iswaheshada dhamaantiin
Isweyneynta daayoo
iswaheshada dhamaantiin
wahsiga aanu dhaafnoo
wahsiga aynu dhaafnoo

Adaa kali ehee
Allow adaa kali ehee
(6x)

 

[dhextaal]
Wardiyaay wadaadooy wardiyaay
waaniyaay umadeena waaniyaay
Wardiyaay wadaadooy wardiyaay
waaniyaay umadeena waaniyaay

Heesaha kale Habiib Sharaabi (Xabiib) Riix magcan

Leave a Reply