Halimo Khalif Magool - Maba talaabsan - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Maba talaabsan

Artist Halimo Khalif Magool
60,292 views

Tabaalo aduun riyo waa ma tegtee,
Ma tallaabsan karayee, maba taabsan karaaye.
Tudhi waayihii caashaq ma I taabayee

Lyrics by Maalmo.com

Meel tilmaan wacan buu tayaq iiga baxoo
Ma talaabsan karaayee, maba talaabsan karaayee
Tudhi waayihii caashaq ma I taabayeee

Mid jacayl tabcay oo tiicaysaan ahayoo
Ma talaabsan karayee, maba tallaabsan karaayee
Tudhi waayihii caashaq ma I taabay

Tuubtii wadnahuu ku taagan yahow,
Ma talaabsan karaayee, maba talaabsan karaayee
Tudhi waayihii caashaq ma I taabayee

Taladay wa is ogoo tabta la ii degayaa
Ma talaabsan karaayee
Tudhi waayihii caashaq ma I taabaya,

Heesaha kale Halimo Khalif Magool Riix magcan

Leave a Reply