Hani uk - Uurka waan ka jaray - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Uurka waan ka jaray

Axdi Iyo Jaceyl
inankan Ka Leeyahee
ifka Ugu Jeclaa Anigu…x2

Lyrics by Maalmo.com

Markii Uu Aniga
i Ilaawayee…..x2

cidla Iigaga Tagay

Waan Ayaan Daree
inkastoo Hurdada
badi Aan Arkoo
ifka Ugu Jeclaa
uurkaba Ka Jaray…..x2

BOGGA LABAAD

Inkastoo Abaal
aan Horay U Galay
aanu I Ogeyn Isagu…..x2

Nafsi Uu Lulay Baa
ii Hiiliyoo
waa Isaga Ildaran Isagii…..x2

Waan Ayaan Daree
inkastoo Hurdada
badi Aan Arkoo
ifka Ugu Jeclaa
uurkaba Ka Jaray….x2

Lyrics by Dayran Omar

Songs from similar artists