Hassan Aden Samatar - Gilgilo ‘ Tan iyo Goortoo..’ - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Gilgilo ‘ Tan iyo Goortoo..’

Tanni iyo tani iyo
Tani iyo galabtuu ihelay anniga
Caashaqaan i helay
Ma gurin mana gaagixinee

Lyrics by Maalmo.com

Wuu sii gogol qaadayaa
Gu walbaa woo igu badshaa

Galgacal aan gaboob lahayn
Xusuus aan iga go’ayn
Guudkayga lagu guntee
Qalbigaan geedkii ka baxay
Guntaana ka waraabiyaa

Tani iyo tani iyo
Tani iyo goortuuu ihelay anniga
Kuwii aan dirsaday
Ma go’in mana gaabininee

Wuu sii gogol qadayaa
gal gal buu igu hayaa

Garasho aan hilmaan lahayn
Gocashu aan hiloob lahayn
Garabkayga lagu xidhayee
Qalbigaan geedkii ka baxay
Guntaana ka waraabiyaa

Songs from similar artists