Hassan Aden Samatar - Haadba haad kici - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Haadba haad kici

Artist Hassan Aden Samatar
175,070 views

Halalacda iyo muuqii indhuhu waxay u haysteen
dayaxoo hogisii ka so baxay hal badhkeed

Lyrics by Maalmo.com

Shucaacoo higsanayeey
ma aday i hortaagnaa

Hiyiga udgoon kan
haqalka ula sara kacay

ay moodey himiladu
goor hiimse hiimse ah
hawd iyo ka yimid bari
misna ma adiguu ahaa

Haadba haad kici
haybadaad u noqataye
hodan baad ka tahay qurux
hamano waa tan kugu ladhan
heliskana nasiibkey

Waqalkii harqanayee
hara waa tigaad
jaro aan ku hubsaday
fad habeen da’ayaa

Ku haloosiyaaye
hilaaciina ma adaa

Higilkana madawgii
isa soo hadoodilayee

Ma timahan haldhaagee
halaf saday daruurtiyo
dabayshaa hirdamayoo
hirgina ma adiguu ahaa

Hadba haad kici
haybadaadu noqataye
hodan baad ka tahay qurux
hamano waa tan kugu ladhan
heliskana nasiibkeyee

Heesaha kale Hassan Aden Samatar Riix magcan

1 Comment

  1. Nice song

Leave a Reply