Heeso Banaadiri ah - Sakatac ‘siinaaydii’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Sakatac ‘siinaaydii’

Artist Heeso Banaadiri ah
110,296 views

Sanayaalaan Ku sugayee
Si xun iga dhowr iyo saxriiree
Sowtkee sameey Suubaneey

Lyrics by Maalmo.com

Sinaadii aa kugeeyhee
Siisowgii aan ku saaraa
Sakatac sakac Siteey kow waaye kow
Sakatac sakac Siteey labo waaye labo
Sakatac sakac Siteey sedex waaye sedex
Sanyaradi see aheedee
Waa ku salamaay waan kaa qaaday

Zamankaa adaa toos-ka ii saaranee
Sahal maahin sidaan ku dhaafee
Sadrigaa ku haaye saacidooy

Suuradaada siyaartaahe
Sedexoowle iyo siroowle Naga dhowr
Saktax sakatax suuban kow waaye kow
Saktax sakatax suuban labo waaye labo
Saktax sakatax suuban Sedax waaye Sedax

Samakoow minaan suuradaada waaye
Silacaan arkaa iyo saxriiree
Sahal maahinee sidaan kuu ilowee

Sinaadii aa kugeeyhee
Siisowgii aan ku saaraa
Sakatac sakac Siteey kow waaye kow
Sakatac sakac Siteey labo waaye labo
Sakatac sakac Siteey sedex waaye sedex
Sanyaradi see aheedee
Waa ku salamaay waan kaa qaaday

See+++
Saadirkee uumayee
Zaki aan ku yeeshaa aheede
Sahal maahin sowtkaa isiiyee

Suuradaada siyaartaahe
Sedexoowle iyo siroowle Naga dhowr
Saktax sakatax suuban kow waaye kow
Saktax sakatax suuban labo waaye labo
Saktax sakatax suuban Sedax waaye Sedax

Heesaha kale Heeso Banaadiri ah Riix magcan

Leave a Reply