Waa hees aad u xamaasad badan dad badan oo aan ka mid ahay soo xusuusinayso sanadihii uu waddanku lahaa geesiyaal difaaca, mantana waanu aragnaa sida uu xaalku yahay.
Author: laki | Date: February 20, 2012 | Hour: 1:51 pm | #
ilaahoow unaxariiso isaa gacan gumaysi naga saray maantana waxaan udhawnahay in ay xabashi ay na gumaysato rabi yoooow noo gar gar fadlan heesahaanoooooo dhan soo galiya
Ilaahayow Somaliya ka dhig waddan sharaf iyo ciso leh caddowga iyo dabadhilifyaashiisa ka qaba . Ilaahow diintayda ,dadkayga &, dalkayga badbaadi.
Ilaahayow calankayga buluga ah ciida ka qaad idigaa Ciso iyo Awood leh. Ilaahow ummadda Soomaaliyeed colaada ka saara oo cafis kala dhex dhig. Aamiin.
somalia illaahow sharafkeedii iyo qiimaheedii u soo celi aamiiin
Waa hees aad u xamaasad badan dad badan oo aan ka mid ahay soo xusuusinayso sanadihii uu waddanku lahaa geesiyaal difaaca, mantana waanu aragnaa sida uu xaalku yahay.
Waa hees qiiro badan oo nasoo xusuusinayso maalihii aan cududa iyo ciidankaba lahayn maantase waan argnaa xaalku sida uu isku bedelay.Ilaahow nasoo celi sharaftii uu wadanku lahaa
ilaahoow unaxariiso isaa gacan gumaysi naga saray maantana waxaan udhawnahay in ay xabashi ay na gumaysato rabi yoooow noo gar gar fadlan heesahaanoooooo dhan soo galiya
sax sax sax
walal fadlan shekoyin kharanimadii somalia ah sogaliya
waxaa hubaal ah inay ahayd maalin wayn maantana waxaa nalooga taliyaa meshii aan saas dhahaynay
RUNTII WAA XASUUS AAD UFOG OO QOFKASTA OOWADDANIAH UU LQIIROONKARO MARKAAS AYAA SOMALI JIRTEY.
fadlan didinkoo mahadsan waxaan u bahanahy heesaha waddaniga ah oo qoraal ah
waxaan rab naa fanaanada
hibo nuuro oo dhameys tiran
cod si