Tubeec
Godatada dhulkeenow
Habeenkee gilgilatee
Gudidii hishiisee
Gola **
Taladay ku gooyeen
Ama geeri aaqriyo
Ama guusha nolalayd
Waxii u geeyay
Gabaryahay bal iisheeg
Hibo nuura
Markay ay godeen
Ay gaajada la hoyatee
Godol qaadi waydee
Guusha looga darayee
Gobananimo u ooyday
Ilmo gabax ka siisay
Hubka so gurteenow
Ciilkii gaboobiyo
Ciilkii gaboobiyo
Caradii u gaysoo
Cadawgii qabteenee
Tubeec
Geeesiga dhulkiisa
Guusha u horseedaa
Geeridaa dishaaa
Geedkaa haboo
Hibo
**
Dhameestirka heestan waxaan udeeneenaa shacabka.