Hindi af somali - Soo Guuree - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Soo Guuree

Artist Hindi af somali
103,167 views

Soo guuree soo guuree
gaabo ani waa igashee
Gacalkaaga ii guntanee
gee uma leexan karee
gamasho iima yaala
galabta go’aankay
gadaal magesmaaayee
Gudaha wadnahaad
ii gilgishaayee
gabsi maleehi
garab isiiyee
garaada gushaad
ku gaaree
ma gaabsahaaye
ilaa guurkee
******
Soo guuree soo guuree
gaabo ani waa igashee
Gacalkaaga ii guntanee
gees uma leexan karee
gamasho iima yaala
galabta go’aankay
gadaal magesmaaayee

Lyrics by Maalmo.com

aaaaaaaaaah
******
*****
geedkii jacayl
gartaa ku goohaa

Soo guuree soo guuree
geesi ani waa igashee
Gacalkaaga ii guntanee
gees uma leexan karee
gamasho iima yaala
galabta go’aankay
gadaal magesmaaayee

Heesaha kale Hindi af somali Riix magcan

Leave a Reply