Dalmar yare - Istareex - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Istareex

Hodan:
Waxaan la ilmeynayaa
Jirkuu idamqanayaa
Dalmar aragtidaadee
Adigaan ku raadshaa

Lyrics by Maalmo.com

Dalmar:
Indhaheygu yaalbaa
Aragaaga jeceloo
Ayaan waliba hodaneey
Adigaan ku raadshaa

Hodan:
Dalmarow ogsonoow
Abidkeey intaan jiroo
Ku ilaawi maayeee
Istareex ku nooloow

Dalmar:
Allaheena weynbaa
Isuken calmadayee
Udkoon caafimaad iyo
Istareex ku nooloow

Page 2aad

Dalmar:
Waxaan eebbe baryayaa
Anna ku istareexayaa
Aqal agab dhigiisee
Aamiinta ila qabo

Hodan
Waxaan alalaasi lahaa
Asaageey ugu faani lahaa
Innagoo is aroosnee
Ila garo amuurahaa
Dalmar:
Unugyadaan jirkeygiyo
Wuxuu uurku tabayaa
Hadan adiga weeyee
Waligaa ogsoonoow

Hodan:
Waxeey ii ahaan laheyd
Arrin ii hirgali lahayd
Anigoo ayaankeey
Oori kuu ahaadee.

Waxaa qoray: Bashiir Salaad

Songs from similar artists