Hussein Nuuriyow - Alla jaceyl - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Alla jaceyl

Jinni Sidi Ruux Qabaan
jamallo An Weheshadayoo
jimcihi Aan Ku Bartaa
jaleexa Qoorti Jabtee

Lyrics by Maalmo.com

Majiraa Majuuc Baa
jiifkaan An Ladeynin
ee Aan La Joogsan
walaal Waa Jaceyl

Alla Jaceyl Jaceyl Aawadii
jiifkii Ma Ladoo

Jowharad Joog Dhanlabaa
jamaado Jeedaalinayee
nafteydan Joog Kama Heloo
malaha Waxbeey Jamatoo

Jaribkaan Aragtaa
an Igu Jeestoo
wadna La Jiiday
walaal Waa Jaceyl

Alla Jaceyl Jaceyl Aawadii
jiifkii Ma Ladoo

Jarmaadna Kuu Galayoo
jadiinki Beey Qalaloo
jeexeeygi Baatahayoo
jalbeeb Aan Raadinayee

Jirida Laabta Adaa I Jeexoo
jidkaan Ku Joogo Walaal Waa Jaceyl

Alla Jaceyl Jaceyl Aawadii
jiifkii Ma Ladoo )
Soo diray : Dayran omar

Songs from similar artists