Waan Ka Xunahay kama heeyno Heeso kale Fanaankan Laakin Fanaanin kale oo dhowr ayaa ku jiro Kaydka Maalmo, Dhinaca kale waxaad awoodaa inaad naga codsatid heesihiisa kale si aan usoo galino
1 Comment
Author: A.Afweyne | Date: May 6, 2012 | Hour: 10:25 am | #
waxa heesta sameyey prf.siciid salax oo ka mid bareyaashe somalia ugu caansan waxaa ku luqaynaya luul muudey iyo kooxdii w.w.iyo barbaarinta(iftiin).alif (إ)(أ)alif la kordhabey waxa lagu baran jirey dugsiyada quran kariimka ama malcaamadaha qofksta sidu uyaqaan,macnuhuna waa xarafka alif oo marna hoos ka xariiqan marna kor ka xaiiqan oo loo akhriyayo alif lakordhabey iyoalif lahoosdhebey.