Asma Love - Doonis Ft Ikraan - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Doonis Ft Ikraan

Ikraan caraale:
Doonista iyo waxaan rabo
Iyo doog  jacayl baa
Asmaa dadayaa
Walaal dayayaa

Lyrics by Maalmo.com

Aan kula dardaarmee
Daahaba ka qaado
Udaliili xaajada

Waa dumar warkiisiyo
Xishood baa idabayoo
Danteedii udacal marayee

Asma:
Waa dahab xishoodkiyo
Doon anaa gali
Adna doontaada sii joog

Naf dartaa ??
Sabab kaa keenay
Dalmaroow isoo raac

Ikraan:
Durdurtirtii samadiyo
Hadaan an dawadii helay
??
Dibtii ka socdaalay

Songs from similar artists