Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Samir

Artist Ikraan Caraale
360923

Other Album Songs

  • amira

    a s c walaal ikraan waxaan qabaa ? walaal taa oo ah waxaan ku wadiyaa ma adigaa kugu dhacday arin tan misa qofkal fad lan kajawaab my comment am soo wende

    February 16 2012
    CommentsLike
    • nawaal mohamed rafiq

      wooooooooooooow masha allah isweati codkaga macan waa fanada fananita ugu jecelahay thnks dear

      February 08 2012
      CommentsLike
      • cali gedi

        asc cudr qofku hayo haduu sheegan waa u dhintaa waxaa qarsato waa ku qarsataan qiyaamo kasoo naqosho maleh ikraaane dhibkeeda iyada taqan

        February 02 2012
        CommentsLike
        • abrahaam ise

          aad ayaan u sooo dhawaynaa bahda soo saarta wax cusub waayo waa wax loo baahan yahay

          February 02 2012
          CommentsLike
          • khadar

            kkk yartu waa calaacalysaa lkn ilah ayaa u maqan

            February 01 2012
            CommentsLike
            • cabdullaahi

              wax aan ka sheego garan maayo waayo waa fanaanad hada soo kacayso masha allaah

              January 31 2012
              CommentsLike
              • shareefow

                abay ma guursatey hadaad gursatey ma dhashey ayad jeceshahay caruuta misa funka isheek …..

                January 31 2012
                CommentsLike
                • jajuumo

                  Asc walaal ikraan fanka ma ahan wax fiican oo berito ku canfacaayo ee waxaan ku leeyahay kasoo laabo wadaan qaldan ee usoo laabo wada toosan ee alle mahadsanid

                  January 30 2012
                  CommentsLike
                  • wafaa

                    ad bay u codmacan tahay inantaan

                    January 30 2012
                    CommentsLike
                    • wilyem

                      alaaaaaaaaaaaaaah yacizak ikraaaaaaaaaaaaaaaan waleee waa fananada sanadka

                      January 28 2012
                      CommentsLike