Jaylaani Abuukar Jay - Jaceylkeyga ma taagmo - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Jaceylkeyga ma taagmo

Artist Jaylaani Abuukar Jay
89,890 views

Nin jaceyl la jiiftay
oo lala tartami karin
waxa iga tusaala ah sidaad ii jeceshahay
(2x)

Lyrics by Maalmo.com

Gorteey timaadoo
boqolkiiba taban qof moyee
indhaha ku siga badan
(2x)

Nolol kuma heshiyaan
dadka mawada tix galiyaan
caashaqu ku toos ma leh
(2x)

Jaceylkeygu ma taagmoo
wuu talaabo dheeryahey
todabaadba meel buu
tamashleeynayaa
(2x)

Wuu taxaabaa taxaaba
waa cudur kale u keen
Rabow yuu nagala tagin
(2x)

Labadii is qabatee
qalbigooda istaabtee
Illaah ugu taagee
(2x)

Illaah ugu taagee
(4x)

Heesaha kale Jaylaani Abuukar Jay Riix magcan

Leave a Reply