Jaylaani Abuukar Jay - Nin jaceyl wareemay - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Nin jaceyl wareemay

Artist Jaylaani Abuukar Jay
111,462 views

Nin jaceyl wareemayoo
Waagi gaduutaba wanaagan u jeclaa dadka weydiiyaan ahay
(2x)

Lyrics by Maalmo.com

Ruuxii aan wareystaba aniguu i waansha,
waali igu tilmaama walwal igu abuuraa..

Aniguna warkoodi wacdi uma dhag taago
wabiyada Bulhaan iyo shimbaraha wareysta

Alla waayeyee walbahaarayee
Alla waayeyee walbahaarayee
Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada
(2x)

Nin jaceyl wareemayoo
Waagi gaduutaba waaba lay jiifo waawareyda ku hayaan ahay.
(2x)

Waa wax Dabiibayo (Malhan wax dabiibayoo)
wadaada quraanka watiinka i saaro
wacdi igala quusteen.
(2x)

Waduxaa waleylan wadka kaaban cilineyn
dabeylaha wareegiyo geedahan wareesta.

Alla waayeyee walbahaarayee
Alla waayeyee walbahaarayee
Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshadaa
(2x)

Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada
Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada

Heesaha kale Jaylaani Abuukar Jay Riix magcan

1 Comment

  1. nice osng

Leave a Reply