Jaylaani Abuukar Jay - Weyno gaari doonaa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Weyno gaari doonaa

Artist Jaylaani Abuukar Jay
116,274 views

Inkasto aarsade godob noqon
sabarana gun noqon
galin kula xumaatiyo
gocashadu ceebtahay

Lyrics by Maalmo.com

Inagoo gacal wadaagnay
gayaanku sheekadu gartay
inaa igu gaftoo
godob iga gashay
ma gar waaqsantahay

Wacadkaan wada galayniyo
go’aankii dhaxdeynoo
inaad gooysay axdigi
ma gar waaqsantahay

Maan gam’in hurdada
galin hadey kuu haraad
maad gabid cidlaa
uga guurtay
ma gar waaqsantahay

Shaxda gabi waxa jira
waa geedin laga ilduufeyay
godna lagama wada cuno
laba jeer wax garadee

Carladi nafteyday
haduu guulo calafiyo
isku keeno kala guur
weynu gaari doonaa

Heesaha kale Jaylaani Abuukar Jay Riix magcan

4 Comments

  1. waad salaaman tihiin dhamaantiina aad baadna ugu mahadsan tihiin dadaalka aad muujisaan hadaan wax yar idiin saxo heesta oo ah qeybta dambe waa
    GACALADII NAFTEYDAAY halka aad ka tiraahdeen Carladi nafteyday
    waadna mahadsantihiin

    • walal aad ayad umahdsantihiin e fadlan heesaha abuukar jeylani soo aruuriyaa aad yan udaneeyaaye idinkoo mahdsan qiso dhab ah ayan kujecladay heesaha ninkan mahsanid

  2. waa hees shidan waan ka helan fikrad ahaanteyda

  3. waa hees shidan

Leave a Reply