Jihaan jalaqsan - Ismaandhaaf - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Ismaandhaaf

Artist Jihaan jalaqsan
349,053 views

Amar eeba keenaa ifka loo atkeestaaa
Isigaana u oomaa Erigii erigii
Eregiisa fuliyaa

Lyrics by Maalmo.com

Aragtida iyo garashada aqoontana
Ilaahbaa Aadmiga aadmiga
Aadmiga uqeebshoo
Qofbay uurka siiyee

Ismaan dhaafka nolashuna
Haduu adiga kaa yimid
Axdigiinu Dhiganiyo arinkii inoo yiil
Aad iloowday wacadkee..

Anoo adiga kula jiraa
Kaa irdhooday taladii
Inkastoo ku naabilay
Ubaxii jaceylkuna
Oogadu surayee

Anigu way igu adagtahay
Sidaad ani iyeeshoo
Runtii way igu adagtahay
Sidaa adiga iyeeshoo
Walaal way igu adagtahyee

Anigu way igu adagtahay
Sidaad adiga iyeeshoo
Runtii way igu adagtahay
Sidaad ani iyeeshoo
Macaan way igu adagtahyee

lyrics By Smart Boy

Heesaha kale Jihaan jalaqsan Riix magcan

10 Comments

  1. ayaan saxardiid what a song,,,,, jalaqsan weey nagu adagtahay

  2. runtii aad ayaan utaageeraa fanaanad farxiya fiska lakin intaa waxa ii dheer waxa aan ku latalin laha inay is asturto

  3. waaaaaaaaaawo nic song

  4. Anigana sidoo kale ku slmayoo sodmacaaney jihaan jalaqsaan

  5. i like this song can you send me somali songs please becous i just like your songs and here is my number (509-396-8996)

  6. waxaan aad uala dhacay jıhaan jalaqsan

  7. sod wanagey waan ku salamay jalaqsaney

  8. this is the best song

  9. axsan Fanaanad aan Jeclahay oo aan taageero Viva Jihaan Masha allaah Axsan Fanaanad

  10. nice song

Leave a Reply