Kaskey - Ma Dagana Warkaguye - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Ma Dagana Warkaguye

Artist Kaskey
61,046 views

Aniguba dankanahay
janaadi ku gadhiyo
daharka ku qariise

Lyrics by Maalmo.com

ma dagaana warkaguye
bal doc uun
is kugu beydh
wixi kugu daran sheeg
ha laga daweyee

Anba nabar damqadiyo
ubaqeyda cashaqaa
ka dareey wayadaan
waxse aad ku deysaa
mar hadu ku dageey adi
ana kuba diyaarhee
isla donashaa ilaah

Heesaha kale Kaskey Riix magcan

Leave a Reply