Kaskey - Wadanti Jaceylka - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Wadanti Jaceylka

Artist Kaskey
51,563 views

Waabyo mariid wadnaha kaa gaartayee
waqtiga gale waajib waaye inaa u wadee
wali iyo wadaad kaama wareejin karaanee

Lyrics by Maalmo.com

Wadaanti jaceylkee iga soo wadooneey
waqtigiisa galay kii weecihaayee

Wacad beena ma roonee
kuma wanaajiyee
kii wali nuur wax ka sheegtay
wiira wiiraay aheyd
war janaat ma waraabtee waligeedee

Wadaanti jaceylkee iga soo wadooneey
waqtigiisa galay kii weecihaayee

Heesaha kale Kaskey Riix magcan

Leave a Reply