Kaskey - Wardheer ‘Walwaal’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Wardheer ‘Walwaal’

Artist Kaskey
53,928 views

Wagareey aduunyadaa
jaceyl wabax ma noqoninee

Lyrics by Maalmo.com

Wiglo ugama jeedinee
wiilan dhalay ma siistay

Waadigi haweenay
adoon iga war diideyn
ayaaaaaa haa haa
wardi kaafa kuu wadaa

Wadan kala wanaagsane
wacan ciidii loo bogay
hareerihii wacnaa iyoo
aad walwaal aragtidee
yaa wardheer ku so baraa

Waxyaheeda qorayee
loo wada dhameeyay
Weyne tuu u deeqee
qurux weel u buuxshay

Inta kulan wajiiliyaa
halku waalid igu dhalay
ayaa haa haa haa
gogol weheli kuu dhigaa

Wadan kala wanaagsane
wacan ciidii loo bogay
hareerihii wacnaa iyoo
aad walwaal aragtidee
yaa wardheer ku so baraa

Heesaha kale Kaskey Riix magcan

1 Comment

  1. waxaas aa cod ah Mash Allah mıısha ka sıı wad. Waan kuu qıraynaa codkaaga K.Kaskay

Leave a Reply