Khadra Dahir - Afka lagamasheegto - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Afka lagamasheegto

Artist Khadra Dahir
209,763 views

Afka lagama sheegtoo
adigoon jacayl arag
looma uur xumaadee

Lyrics by Maalmo.com

Aniguu i helayoo
intuu soo abraaruu
xadhig igu adkeeyee

soowtan aramadiisii
oofaha dhexdoodiyo
adhaxduu i gooyee

Kii igu abuureen
u ilmeynayoow

ha igu eegine
ii imoow.

Anfacadii ka go ayoo
eedaadka caashaqa
u adkeeysan waayee

intuu igu itaalsadey
iimana tudhaayoo
anfariir ka qaade

sow tan alhumadiisii
igu sii fideeysee
aan ka jiifsan waayee.

Kii igu abuureen
u ilmeynayoow
ha igu eegine
ii imoow.

Heesaha kale Khadra Dahir Riix magcan

2 Comments

  1. khadra daahir cige waa fananada somali aan ugu jecelahay aniga ahaa iyo dhaman b shacabka somaliyeed meelkasta ooay joogaan 

  2. hayaay ala maxa wax la isku keenkenay

Leave a Reply