241,787 views
Markuu seexday aadmiguu
Iyadoo ilays jirin
Aqalkuna madowyahay
Araweelo ii timid
Kaca oo eeg soo imay odhan
ubaxaan dugsiiga dhigay
Niyadan ka oogsaday
Markaan furay albaabkii
Awrkii cirkaan xalay
Arkay oon ku mooday
Mudo ku ag wareege
Ugubnimo xishoodle
Il nugayl la waabte
Afka kama cadayn karo
Ergana uma darin kare
Caashaqu ogaysiis ma leeyahay ?
Dhameestir Hadii aad awoodo



wan idiin jogaa xilikaan ayan sugaayay aqiyaarta dhamantina wan idiin salamaya
heestaan nuxur bay leedahay