Khadra Dahir - Dawada caashaqa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dawada caashaqa

Artist Khadra Dahir
153,888 views

Awoy Maalinbaa La Yidhi
Cadoy Gudcur Baa La Yidhi
Cidloy Wehel Baa La Yidhi
Amaanadu Waa Culeys
Cirka Iyo Dhulku Diidayoo
Carona Waxa La Yidhi Mugeed

Lyrics by Maalmo.com

Dawada Cashaqan I Heley
Cidkale Loo Doonimaayo
Cilmiga Ha Laguu Dhigee
Caqliga Kaasho Baaa La Yidhi

Repeat-1

Cod Iyo Jiib Baa La Yidhi
Jaan Iyo Cidhib Baa La Yidhi
Cayaar Sacab Baa La Yidhi

Cod Iyo Jiib Baa La Yidhi
Cad Iyo Jiidh Baa La Yidhi
Ciyaar Sacab Baa La Ydihi
Qofuu Cudurkuu Hayoon
Hadana Kaa Cawinayn
Cad Kaa Maqan Baa La Yidhi

Dawada Cashaqan I Heley
Cidkale Loo Doonimaayo
Cilmiga Ha Laguu Dhigee
Caqliga Kaasho Baa La Yidhi

Repeat-1

Carab Ku Hadal Baa La Yidhi
Cagay Socod Baa La Yidhi
Cuntoy Dhadhan Baa La Yidhi
Dunidu Waa Caynba Cayno
Waxaad Ceebta U Taqaan
Qof Bay Camal Kiisa Tahay

Dawada Cashaqan I Heley
Cidkale Loo Doonimaayo
Cilmiga Ha Laguu Dhigee
Caqliga Kaasho Baa La Yidhi.
Waxaa Kuu Diyaariyey
C/C/M/A

Heesaha kale Khadra Dahir Riix magcan

4 Comments

  1. runtii waa hees aad u qiimo weeyn ; tilmaamo iyo tusaalooyina bixineeyso ,, cidlooy wehel baa la yiri …

  2. Hargeisa waa hooyga hellada ……..horra loo yidhi….Ta kale murti iyo Salaxley inneyna kala maqnaaneyn waxaad ku garranneysa markaad egto fanaaninta sidda Mooge/khadra/m. yusuf/qalinle/malyuun/cilmi boodhari ya illaahi maxaan kuu sheega…lol…WAA LOO DHASHA

  3. oooooooooooooooooh! waan jidhidhicoonayaa………..

Leave a Reply