Khadra Omar Dhuule - Dood - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dood

Artist Khadra Omar Dhuule
50,983 views

Dood kulama wadi karo
dood
dood kulama wadi karo

Lyrics by Maalmo.com

Daacad baan ahaayo
daarteydan dhex joogee
dulmi baad igu heysee
dambi baad iga qaadee

Dookheyga doqonke
kaa doortay dunidee
adba ima daryeeshide
maxan kuugu daala

Daawa kaama doonee
duurkaa igu deysayee

Dugaagaan la deris ahayee
la daris ahayee

Dood kulama wadi karo
dood
dood kulama wadi karo

Dartaadaan u oomoo
dadkeygii u diidee
dunidii ku seegee
danba iima heysidee

Dab’aan ani ku joogaan
weligii dameyno
leygu daaray kaligay
dagaal igu hayee

Daawa kaama doonee
duurkaa igu deysayee

Dugaagaan la deris ahayee
la daris ahayee


Heesaha kale Khadra Omar Dhuule Riix magcan

Leave a Reply