Khadra Omar Dhuule - Soogardaadi Caashaqa - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Soogardaadi Caashaqa

Artist Khadra Omar Dhuule
59,597 views

Goor iyo gayaanlee
guba gees ka aragtee

Lyrics by Maalmo.com

Sida gaban la gabay baa
hadba gees ka ooyaa

Guurka waa halkisii
go’aankana adaa leh
gabagabeystay hadalkuna

soo gardaadi caasha
garta waa is guduntaa
go’aankeygu waa guur

Guga haduu soo da’oo
geeduhu cagaartaan

Dhirta miro ku yeeshaan
geesteed ka guran laheyd

Gadgadoonka hadalka
gacal waa ku guuraa
gees kama aan marin

soo gardaadi caasha
garta waa is guduntaa
go’aankeygu waa guur

Heesaha kale Khadra Omar Dhuule Riix magcan

1 Comment

  1. great points altogether, you just gained a new reader. What would you suggest in regards to your lyrics that you made some days ago? Any positive?

Leave a Reply