Lafoole - Ambad - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Ambad

Artist Lafoole
60,779 views

Aduunkoo dhan taan, 
ka eegan jirayee,
weey iga Ambatoo,
eedaa Jacayl,
Afku hadalka diid,

Lyrics by Maalmo.com

Adimadu Dhaqaaq,
Itaal weey Gabeen, 
waan Ololayoo,
uurkeey Bukee,

ilmadeeyga timii, 
waxeey aragtiyoo 
islaamkoo dhan ilayaab,
amakaaganiyo urugadaan qabana,

Waa utuun jaceel, 
ALLA ii gartoo,
cid ma eersaninee, 
Hadmeey ii imaan, 
inantaan jeclaa,

u ildaranahee, 
urugada aan qabo,
ma iilbaan la geli, 
mise weey imaan,
inantaan jeclaa,

Aragtideeda wacan, 
Oonta aan u qabo, 
ALLA igu ogoo,
oogadeeydoo idil,
uumi baa ka baxa,

Aragtideeda wacan, 
Oonta aan u qabo, 
ALLA igu ogoo,
oogadeeydoo idil,
uumi baa ka baxa,,,,

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

Leave a Reply