Lafoole - Ayaan dhalad - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Ayaan dhalad

Artist Lafoole
76,295 views

Inta eeynigeeyga ah

Lyrics by Maalmo.com

asaageeyga dumar
tuu idil hablaha jira
dookhu igu adkeeygaay

waxaan kugu asteeyaa
inaad tahey ayaan dhalad

inaad aayatiin wacan
edebta iyo xishookana

asli hooyadaa iyo
aabaad ka wadataa

alle mahadii weeyaan
inaad aayahaygii iyo

ubad taan wadaagno iyo
oori daydii tahay

inta jirta aduunkiyo
idilkood haweenkaba
tii aan ka eegtee
naftu aamineysaay

aayihii jaceeylkaay
onkod iyo hilaac iyo

ubaxii baxaayaay
ma ogtahay Ayaaneey
inaad ii udgoontoon
abshireeysto aragaaga.

alle mahadii weeyaan
inaad aayahaygii iyo

ubad taan wadaagno iyo
oori deeydii tahay.

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

Leave a Reply