Lafoole - Hanaan Qurux - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Hanaan Qurux

Artist Lafoole
52,144 views

Hilow iyo caashaqu waa halisoo
Qofbaa qof oo lado hadana ka haroo
Midkale ku hilmaam is yiroo

Lyrics by Maalmo.com

Sidaaan ugu helay hanaan quraxee
Hubqaadka iyo haybadayduna
Had iyo jeer may ihor joogtaa

Hurdana waqti ay haboontahiyo
Habeenba miyaan haleelaa

Hurdana waqti ay haboontahiyo
Habeenba miyuu haleelaa

Adaa hirka sare hawada u kacoo
Inaad i hilmaanto kaa hirgashee
Adigu hadalkaaga kama halayee
Hilaac baxaayo ee haracdiyo
Daruur hortiyo haraad u qabaan
Ku soo higsadaa halkeediyee

Hurdana waqti ay haboontahiyo
Habeenba miyaan haleelaa

Hurdana waqti ay haboontahiyo
Habeenba miyuu haleelaa

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

3 Comments

  1. lafoole waa fanaan jecel dalkiisa iyo dadkiisa noooooooolooow maxmad xasan xuseen lafoole 4ever

  2. lafoole waaka baxsatay sxb nicee heeeeeeees

  3. lafoole waw hanaan qurux hees macan

Leave a Reply