Lafoole - Hawo Aduun - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Hawo Aduun

Artist Lafoole
40,787 views

Hadaad Adigu
Hawo aduun
aad ka araktoo
Boosna aadna i hayn
Annigana habeenkee
Hoodiyo nasiibkeey

Lyrics by Maalmo.com

Inaad i hilmaantoo
Habaaska iyo siigada
Holac igu ridoo
Miyaa kula haboon
Hadalkaa hadalkaa
Hadalkaa hadalkaa
Hadalka hadalka
Hadalkaaga kuu idil yahay

Huq baad i galisoo
Had iyo jeer
Hurdo ma lada oo
Adi bay ihortaaganee

Adna harac qaboobaad
Adigoo ii war ii hayn
Adaa la ii hor jiifaa

Inaad i hilmaantoo
Habaaska iyo siigada
Holac igu ridoo
Miyaa kula haboon
Hadalkaa hadalkaa
Hadalkaa hadalkaa
Hadalka hadalka
Hadalkaaga kuu idil yahay

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

1 Comment

  1. haye

Leave a Reply