Lafoole - Marwo - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Marwo

Artist Lafoole
127,537 views

Sidii mayay maalin weyn da,ayoo
Dhirtoo midho iyo magool bixisaay
Macaan Hadalkaaga waa I Malaboow
Macaan Hadalkaaga waa ii Malaboow
Allah mahad leh marwaa tahayee
Marwoo hadalkaaga waa malaboow
Marwoo Hadalkaaga waa Malboo
Allah mahad leh marwaa tahayee

Lyrics by Maalmo.com

Miirkaad udhqaaday miisaankyio
Timaha madixiyo majaha kala dagay
Macaan Hadalkaaga waa I Malaboow
Macaan Hadlkaaga waa ii Malaboow
Allah mahad leh marwaa tahayee
Marwoo hadalkaaga waa malaboow
Marwoo Hadalkaaga waa Malboo
Allah mahad leh marwaa tahayee

Mamuuska guurkiyo mingaha gobbanimo
Murtida dhaqaniyo hidaha magca leh
Macaan Hadlkaaga waa I Malaboow
Macaan Hadlkaaga waa ii Malaboow
Allah mahad leh marwaa tahayee
Marwoo hadalkaaga waa malaboow
Marwoo Hadalkaaga waa Malboo
Allah mahad leh marwaa tahayee

Midhaha hoodkiyo mareer u e gee
Marnaba kama maarmo muuqaagee
Macaan Hadlkaaga waa I Malaboow
Macaan Hadlkaaga waa ii Malaboow
Allah mahad leh marwaa tahayee
Marwoo hadalkaaga waa malaboow
Marwoo Hadalkaaga waa Malboo
Allah mahad leh marwaa tahayee

Fadlan waxii qalad ah si comment ahaan iga sax

Waxaa soo diray: Nafiso yareey

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

1 Comment

  1. lafoole is one fo my fuv artist

Leave a Reply