Lafoole - Qurux badanidaayee - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Qurux badanidaayee

Artist Lafoole
140,209 views

Qurux badanidaayee
Qiimo weeynidaayee
Qalbiguna ku jecelaa

Lyrics by Maalmo.com

Qawlkaadu waa dahab
Aan la quurikarininee
Ala qaalisanidaa

Kaa doortay Qayrkaa
Laabteeydaan kugu qoray
Ila qaybso noloshoo
Kalgaceeylka ila qaad

Ala qumanidaayee
Qaayo weeynidaayee
Ma qof kula midaa jira

Niyadeeyda qaadoo
Qancisay nafteeydee
Ma qof kula midaa jira
Ala qaalisanidaa

Kaa doortay Qayrkaa
Laabteeydaan kugu qoray
Ila qaybso noloshoo
Kalgaceeylka ila qabo
waxaa kuu diyaariyey

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

1 Comment

  1. my fiance sang this song for me on my birthday… unforgettable moment of my life 

Leave a Reply