Lafoole - Sida ulaha - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Name

Sida ulaha

Artist Lafoole
41,024 views

Aaynigeed hablaha kacay
Inantaan ka doortaay
Afar iyotobnaad iyo
Dayaxiyo Ilaysaay

Lyrics by Maalmo.com

Ubax doog ka baxay iyo
Ramasiya ugbaadaay
Roob aroorya da’ay iyo
Ufaadiyo mayaaygaay

Sida ulaha dhabiga isla egeey
Ixtiraamka hooyadeed uga egeey
Af gobaadsi arerteeydu ma ahine
Waa adiga oorida
nafteeyda anfici laheeyd

Tinta araxda gaadiyoo
Aayar socodka laafiyaha
War ma geenya ugubaa
U ekaa baxaaliga

Abwaanadi inteey dumar
Horay ugu amaaneen
Hadeey ku arkayaan weey
Istaqfuran lahaayeen

Ubax doog ka baxay iyo
Ramasiya ugbaadaay
Roob aroorya da’ay iyo
Ufaadiyo mayaaygaay2

Abwaanadi inteey dumar
Horay ugu amaaneen
Hadeey ku arkayaan weey
Istaqfuran lahaayeen

Sida ulaha dhabiga isla egeey
Ixtiraamka hooyadeed uga egeey
Af gobaadsi arerteeydu maahinee
Waa adiga oorida
nafteeyda anfici laheeyd

Heesaha kale Lafoole Riix magcan

Leave a Reply