Author: Ahmed Mohamed Dhaanto | Date: March 20, 2012 | Hour: 6:26 am | #
Sxb aad ayaan u xiiseeyaa waxaan aad u jeclaan lahaa sxb in aad ku darsato wadaniga kana qeyb qaadatid sidii loo soo celin lahaa Qaranimadii somaliya una lasoo bixi lahey Kheyraadka ay ka gaajesan yihiin Dadkeenu.

Rali ahow hadan ku hadlay wax aan loobahneyn.
MAHADSANID