Luul Jeylaani - Baxsana - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Baxsana

Artist Luul Jeylaani
58,724 views

Balad iyo baadiyo bulshada dhamaanteed
Kii ka soo baxsade iigu beer ..
Barashadiiisa bogee ku taalee
Way i baanisaa
Bartaalmaamkii jacaylkii iyo bakool ***
Baxsanaa baxsanaa allah wiilka baxsanaa

Lyrics by Maalmo.com

Beer minee baxdo waa barwaaqo
loo buraanbur tundaayee barbaxna kuu noqataaye
Anna bari kaan ubaahnaaye ILAAH Ha isiiyee
Bartaalmaamkii jacaylkii iyo bakool ***
Baxsanaa baxsanaa allah wiilka baxsanaa

Bush iyo baad iyo balaayo ma arkee
Boqol ka roonanhii waaye baqorki barbaartoo
Waan ku bagayee anigee bilacdiisu iibsihaaro tahee
Bartaalmaamkii jacaylkii iyo bakool ***
Baxsanaa baxsanaa allah wiilka baxsanaa
ALlah iyaarka iyaar miyaa

lyrics by mo
Qoraalka wax baa ka qaldan
fadlan hadi aad awoodo isax

Heesaha kale Luul Jeylaani Riix magcan

1 Comment

  1. masha alaah waan idin hambal yeey nay yaa sida wanag san aad baanta inoogala qada teen malinta jaceylka aduunka waxaan kale aan idin racinaa ilaah wadan keena ha inoo hakajiyo

Leave a Reply