Luul Jeylaani - Sii Ku Raace Lee Waye - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Sii Ku Raace Lee Waye

Artist Luul Jeylaani
128,319 views

Raq badda mii iga bixin rajadey an gareee
Radkaa ma layga reebi karee ………..
Ma layga reebi karee siin kuugu raacay lee wayee

Lyrics by Maalmo.com

Soo riikee ruuxey adaa lahee
Rafaadkan ma iiga reebtidoo

Raxiin maa la raadsadayoo lagu soo ribxaayee
Adaa iiga roon raaxa ii tahayee ………….
Raaxa ii tahayee siin kuu raacay lee waaye

Soo riikee ruuxey adaa lahee
Rafaadkaan ma iiga reebtidoo

Taariikhda wa katagaa waa iiga raagtee
Rabsho iiga dhaaf riyadeyda rumeey
Riyada rumeey siin kuu racay lee waaye

Soo riikee ruuxey adaa lahee
Rafaadkan ma iiga reebtidoo

Soo rikee ruuxeey adaa lahee
Rafaadkan ma iiga reebtidoo

Lyrics by Raziina

Heesaha kale Luul Jeylaani Riix magcan

2 Comments

  1. aas ayaad umahsantihiin asxaabta qiimaha badan leh

  2. asc dhamaan bahda maalmo.com wxn jeclahay inaan sida ugu dhaqsiga badan inaan idin so xidhiidho idinkow mahadsan

Leave a Reply