Maandeeq - Dugsi ‘Daalo’ - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dugsi ‘Daalo’

Artist Maandeeq
53,850 views

Marka diigu u ciyo
Daakiraada subaxii
Dohorkiyo iyo habeenkii
Duulaan siidaan ahay

Lyrics by Maalmo.com

Waxaa laydul keenaa
Degmadaad ku nooshee
Naftu waxay dareentaa
Inagoo dalxiisoo

Daalo aynu joognee
Daalo aynu joognee

Kuu doonayayoo
Aduguna daraadaa
Indhihii I daalee
Nafbaa du diyaaree

Dumar taan ka doortaay
Cawaan cawaan
Cawaan dadab gelaynaa

Maandeeq

Sida calanka dooga
Farxad iyo damaashaad
Dadku uu u sara kacay
Kolka loo dabaal dego
Waxaa daalo iyo cawl

Dixda iyo dareemada
Dulacyeeyay daalka
Adigoon dib ii dhigin
Duunyana aan igu xidhin
Duunyana aan igu xidhin

Ku doonayaayoo
Aniguna daraadaa
Indhihii I daaleen

Nafbaa du diyaaree
Dumar taan ka doortaay
Cawaan cawaan
Cawaan dadab gelaynaa

Heesaha kale Maandeeq Riix magcan

1 Comment

  1. WAAW WAN KA HELAY mahadsanid

Leave a Reply