Maandeeq - Sida Hogosha Roobka - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Sida Hogosha Roobka

Artist Maandeeq
132,370 views

Cishqi waa hawaa’iye,
Sidii haadka duulee
Adigoon wax haaynin
Hammuu kugu bilaabaa
Sidii hogosha roobka
Aduun baa i horjooga
Sidii hogosha roobka
Aduun bay hillaacee

Lyrics by Maalmo.com

Adigaa ii horseeday,
Halkaan caawo aallo
Hanqaarmow jaceylbaa
I hoggaaminaayee
Sidii hogosha roobka
Aduun bay hillaacay

Hurdo waaban daayoo,
Habeenkii ma seexdo
Wuxuun baa i hor-roora
Sidii aan hadraayee
Sidii hogosha roobka
Aduun bay hillaacee

Horaa loo dhammeeyoo,
Allaa hibida siiye
Hibaaq baxay la moodyoo
Ragga waa u horeeyaa
Sidii hogosha roobka
Aduun bay hillaacee.

Heesaha kale Maandeeq Riix magcan

Leave a Reply