301,020 views
Alla maanta ayaanta
iyo iida wanagsan
ilaaheen na siiye
isaga ku abaal leh
Alla maanta iyo maanta
si wanaagsan u ciida
Calankeena iftiimay
xidigta ku asteeysan
ilaaheen na siiye
isaga ku abaal leh
Alla maanta iyo maanta
si wanaagsan u ciida
Arday joogta iskoolka
odayaal talinaaya
ilaaheen na siiye
isaga ku abaal leh
Alla maanta iyo maanta
si wanaagsan u ciida
Hadba kii arin keena
kan kale aqbalaaya
ilaaheen na siiye
isaga ku abaal leh
Alla maanta iyo maanta
si wanaagsan u ciida
Alla maanta ayaanta
iyo iida wanagsan
ilaaheen na siiye
isaga ku abaal leh
Alla maanta iyo maanta
si wanaagsan u ciida



WWAA ERYADIIALH U NAXRIISTE ABWAAN CABDULAAHI CABDI SHUBE MUNAASABADA CIIDAWAANA SANADII 1967MAXAMEDSULYMAN AYAAKU LUUQYYA ALLA YA CISAG YAA MAXAMED NAWARTUL XITA
SAWDKA ALMUTIIR LI JADAL
CODKII LA YAABKA LAHAAEE MAXAMEDSULYMAN