nooloow fanaan weyn waayihii soomaaliya nabada aheyd b ayaan xasuustaa ilaahow adigaa awood leh ee wadankayaga nooga dhig nabad,, aamiiin,, somaliya ayaa ugu heysata africadhinac kasta , hadana afrikan ayaa na cadaadiya alow naga bixi oo somali tus jidka xaqa ah oonabad ku heli karno ,,,
aabaha fanaaniinta somaliyeed thanks so sweet i like your voice your songs my abti
MST=sawt bilaa suurah. Muran kuma jiro inuu yahay somali legend, boqorka codka suugaanta/heesaha soomaalida
WAAAAAAAAW NOLOW M SALEMAAN BOQORKA CODKA AXLAA MAA YAKOON SOOD MARKAN XEESIHIISA AAN MAQLO RUNTI AAD AYAAN UGA RAXAYSANAHAY
caaid mahan lkn waxa jecalay inaa sameysaan iyada oo qoran taa ayaa codsan lahay aniga ahan dhamaan bahada abarnamijka
inkastoo nin gaysi ragu geelo dheeryahay hadaan garabka lala qaban guri oodan maayee waw waan iska jeclahay heesaha boqorka codka
ciid wanaagan ku ciid sanad walba guul iyo wax qabad
Your name (Required)
Your e-mail (Your email won't be published) (Required)