524,076 views
Dayax Bari Kasoo kacay
Kuu dilaacshay nuurkaay x3
Badda dacal iftiinshaay
Duur joogtii ugaadhi
Deegaankii barbaartii
Ay dabbaal dagaayaan
Dadku uriyaaqay
Aniguna dartaa baan
Dajin waaye socodkii
Daryeelkaan sugaayaay
Kaaliyoo idaawee
Beejka labaad
Waxaan aan dirtaayoo
Dareenkay udhibaa
Dafo baalka lulaayo
Dawan sawdka dananaa
Dulucdeena noloshaa
Gabryeey Diyaarshaa
Danta Caashaqeena
Iyo dadab galkaynii
Ma is duggaashannaa
aaaaa
Daryeelkaan sugaayee
Kaaliyoo idaaweey



boqorka coodka maxamed tuleman tubec waxad ka bogatan hesaha murtiida leh o kusabsan lamanaha is jecel ayad ka heleysaah meshan ad ka boganeysan loooooooooooooooolzz
mahadsanid
geele fanaanku wuxuu leeyahay ma isdugaalsanaa,mida kale habqoraalka tuducda si fiican ayaa loo fahmayaa ilaa hada wax qaldan uma jeedno,heestaana mu,alifka si kal iyo laaba ayuu u sameeyey fanaankana waaba fanaaniinta fanaankoodii cawil waa ka baxsatay aboowe.
boqarka codka ama abaha codka alfnaan maxamed salebaan tubeec noloow waligaa jir oo joog aad ayaan ku tageraa
Waxaan si fharaf iyo qadarini ku jirto u waydiisanaayaa tifaftirka webka iney badelaan habqoraalka tuducyada heestan meelaha ay ka qaldanyihiin oo ah , 1Dayax bari kasoo kacay, (beri) waa qalad, 2 Badda dacal iftiinshaay, (Bada waa qalad, dalac waa qalad) 3 Dabbaal degaan, 4 Daryeelkaan sugaayaay,5 Kaalayoo idaawee, 6 Dafo, 7 Dawan Sawdka danaanaa, tan sedeedaad ee aan aadka ula yaabanahay waxaytahay, inuu abwaanku ku yiri gabadha (ma is dugaagsannaa) iyo waxaan kala saari la ahay inuu ku yiri (ma is duggaashannaa) anigu koley waxaan ku dhihilahaa gabadha ma is duggaashannaa.mahadsanidiin
aadbaad idiin salaamayaa shaqaalaha website waana mahadsan tihiin sxb..