68,188 views
Nasteexooy naruuro iyo
Adaa Nabadba gooyee
Niyadaa ku diidoo
Adaa nacab ku beeree
Ka noolaaday waagii aad
I naa naabineysee
Maxaad igaga naban tahay
Oo aad ii naadineeysaa
Nacab ku odhan maayee
Nasteexooy ninkii nool
Naxdin baa u taalee
Nimco maleh aduunyadu
Nasso maalmo mooyee
Baguu nabar ku gaadhood
Nabsigeeygii aragtee
Maxaad igaga nabantahey
Ood aad ii naadineeysaa
Nacab ku odhan maayee



heestaanw axay isoo xasuusineesaa markaan somalyia joogay nice song thanx maalmo team sida waxan aad ugu shaqeeseen webka waxaad tihin number1 sidaa uun ku sii wada