Maxamed Cumar Dalxa - Shankaroon - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Shankaroon

Artist Maxamed Cumar Dalxa
112,163 views

Shaxda Geela joogtoo
Keymaha biyaha shubeeniyo
ku shakaalan dooxoo
wali aan shirabo galin

Lyrics by Maalmo.com

Oo shilaawga ka qoortiyo
shakaal qabadka feeraha
midab shaadir madow iyo
shaash lagu hareeyee
ama shaaca dunidiyo
hadba doon shin joogta
sharafteeda leedehee

Shankaroon haweenkaay
shib waxaan iraahdaba
mar ayaan kugu shukrnayaa
shirkaan kaa amaanaa
sheeda kaa tilmaama
marka aan isla showreee
sheekeysto kaligay
waa shan iyo toban jir
Sheekh wacani dhalayeey
sharta laga dabooloo
laga naaray sheydaan

shaxda geela daaqoo
shuxda lagu dareersho
meeluu roob shanshada dhigay
dhex shibaaxinaaye
oo shalaaw garbeystoo
midib shirinladeediyo
casar kii shirbaysoo
aar shabeelinaysee
oo shuucubka kuriskiyo
shushub garaaran leedaad
shaaruf teeda leedee

Shankaroon haweenkaay
shib waxaan idhaahdaba
miyaan kugu shukriyayaa
shirkaan kaa amaanaa
sheeda kaa tilmaama
marka aan isla showreee
sheekeysto kaligay
waa shan iyo toban jir
Shiikh wacani dhalayeey
sharka laga daboloo
laga naaray sheydaan

Heesaha kale Maxamed Cumar Dalxa Riix magcan

    Waan Ka Xunahay kama heeyno Heeso kale Fanaankan Laakin Fanaanin kale oo dhowr ayaa ku jiro Kaydka Maalmo, Dhinaca kale waxaad awoodaa inaad naga codsatid heesihiisa kale si aan usoo galino

Leave a Reply