Mohamed Kabanle - Aadan iyo Xaawo - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Aadan iyo Xaawo

Aramidaa jaceylkiyoo
In lugeylkaa kalinimo
Aadan iyo xaawaa 
U adkeysan waayee

Lyrics by Maalmo.com

Anna xaaja ugubiyo
Asaraar makeeninee
Ishqigaad abuurtoo
Araktidaa ka beermaa
La itaaldaree

Anbaaa haaaa
Kuguma eegteen
Eedaadka caashaqa

Haaddaad ii ildarantee
Haaddaad ii ildarantee
Amraneey wax ila qabo
Arinteyda maaree

Gacal kala irdoobiyoo
Indha caashaq daashaday
Midna uur ku taaliyoo
Ilmo kama dhamaatee

Anna ubax lamoodyeey
Naftu olal madeysoo
Ililaha wadnaha iyo
Agagaarka beerkaa
Inanyahey ku taallaa

Anbaaa haaaa
Kuguma eegteen
Eedaadka caashaqa

Haaddaad ii ildarantee
Haaddaad ii ildarantee
Amraneey wax ila qabo
Arinteyda maaree

Songs from similar artists