Mohamed Kabanle - Saciida - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Saciida

Samir iyo dulqaadiyo
Qurux aan salguureyn
Ayaa kuu sugnaatoo
Saadir kugu maneystee

Lyrics by Maalmo.com

Samankaan hablaha kacay
Cidaan kugu sifeeyiyo
Simaneey qof kula mid ah
Soomaali Soomaali
Soomaali kumaan arak

Quruxdii suleeqaa
Sanji raacday muuqoo
Suradaada oo qura
Ayaa soodhaweyn iyo
Nafta nafta nafta
Nafta sooryo ugu filan

Sirta noloshu ma’ogtahay
Waa guur samaadiyoo
Naftu teey sawiratoo
Samar aan wadaagnee

Mar hadaan siciidaay
Ka salgaarnay caashaqa
Sabad aayatiin leh iyo
Saadaashu, sadaashu
Saadaashu waa guur

Quruxdii suleeqaa
Sanji raacday muuqoo
Suradaada oo qura
Ayaa soodhaweyn iyo
Nafta nafta nafta
Nafta sooryo kugu filan

Songs from similar artists