Mohamed Mooge - Saylaha - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Saylaha

Artist Mohamed Mooge
54,944 views

Baydka Koobaad

Lyrics by Maalmo.com

Sahay Adiga Oon Qabin
Sibraar Badha Kulay Tahay
Suryo Ruux Ku Kullanteen

Surin Aanad Kaba Filin
Sedna Aad La Jeceshahay
Adoon Sidan Maxaad Siin

Sow Maaha Gacantaa
Intaad Saarto Dhabanada
Inaad Socoto Yaabkii

Oo Salaan Kullay Tahay
Isla Seeganahay Talo
Inagoo Si Wada Jecel

Soo Socoo Wax Ii Sheeg
Haddii Jacayl Sir Laga Dhigo
Saldhig Lagama Gaadhee…..

Baydka Labbaad

Saylahaa Libaax Oo
Sodon Qaday Sidiisaan
Sardhiyaa Jacaylkaba

Ma Sanadkii Afraad Baa
Saaka Caashaqeeni
Inan’yahay Soconayaa

Oo Salaan Kolay Tahay
Isla Seeganahay Talo
Inagoo Si Wada Jecel

Soo Soco Waxii Sheeg
Hadii Jacayl Sir Laga Dhigo
Saldhig Lagama Gaadhee

Ma Saxna Mana Dhammaystirna
Fadlan hadii aad awoodid isku day inaad inoo soo dirto

Heesaha kale Mohamed Mooge Riix magcan

1 Comment

  1. ugu horreyn waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah heestani sidan uma qorna ayaan idiin leeyahay saaxiibayaal af-soomaaliga waa la iska saxa.abwaanka sameeyey iyo hobolka aniga ayaa diiwaanka ku saabsan dhadhiya,qora thanks.

Leave a Reply