56,841 views
Waxaan tagay shabcaantii
Markii aad shib iga tidhi
shalaadkaygi diide
shaydaanka raacde
adiguna shabeelkiyo
Shaashlaha libaaxiyo
bahalaha shuraaka ah
la shakaalan caashaqa
la shufbeelay hawlaha
Fadlan dhameestirka heestaa inoo soo dir hadii aad awoodo


